Siyaasi Caan ah oo sheegay in Dowlada dooneyso in dadka Muqdisho ka dhigto Dambiilayaal

Siyaasiga Mucaaradka ku ah dowlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Soomaaliya dooneyso in shacabka magaalada Muqdisho ka dhigto dambiilayaal Waxa uu sidoo kale sheegay Mr Warsame in dowlada talada heysa ay siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada Mucaaradka ku tilmaameyso in Al Shabaab yihiin halka sidoo kale Ganacsade iyana … Continue reading Siyaasi Caan ah oo sheegay in Dowlada dooneyso in dadka Muqdisho ka dhigto Dambiilayaal